Taariikhdii uu af-soomaaligu soo maray
Aw Jaamac Cumar berättar om hur det somaliska skrift språket kom till. Aw Jaamac Cumar Ciise ayaa Alla haw naxariistee ka waramaya taariikhdii ay qorida af-soomaaligu soo martay. Axmed Kismaayo oo BBC-da ka socda ayaa sannadkii 2003 waraysi kula yeeshay magaalada Jabuuti oo uu markaa Aw jaamac deganaa. Guji halkan..
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar