tisdag 30 september 2014

Shirkii macalimiinta oo wali boosas.........

Bild
Västerås 2014 

ACWW
Shirkii barayaasha weli waxa ka bannaan boosas haddii aanad is-diiwaangelin oo aad xiisaynayso. maalinta koowaad oo ka dhaxaysa 30 luqadood way buuxsantay oo waxba kama bannaana maalinta labaad ee innaga inoo gaarka ah ayey weli boosas ka bannaan yihiin. Waxa la xidhi doonaa 1-da bisha . Fadlan is-diiwaangeli. waxa loo baahan yahay waa mailkaaga tel iyo degmada aad ka shaqeyso,

waxaan ku soo lifaaqay warqadii warbixintu ku qornayd.

https://response.easyresearch.se/s.asp?WID=973723&Pwd=53587755

Mahadsanidin
Cumar

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar