måndag 24 november 2014

Shirkii barayaasha afka hooyo.....

qiyaastii 700 oo bare


Taariikhdu markay ahayd 27 iyo 28kii bishii oktoobar waxaa qabsoomay kulankii sanadlaha ahaa ee barayaasha afka hooyo.
Labadaasi maalmood waxay ahaayeen laba maalmood oo aad u qiima badan sababta oo ah waxaa halkaas laga jeediyey casharo/lagjaro aad u qiimo badan iyo warbixino muhiim ah.
Isku soo wadaduub labadaasi maalmood waxey ahaayeen laba maalmood oo cajiiba, miyaanay sidaasi aheyn?

Waxaan halkan uga mahad celinayaa soo qabanqaabiyayaashii iyo kasoo qayb galayaashiiba, Sida wasaaradda waxbarashada, qaybteeda afka hooyo iyo barayaashiiba. Ugu danbeyna hoteelkii lagu qabtay kulanka.


Marabtaa inaad baratid afka iswidhishka guji halkan:
http://ssh13.blogspot.se/

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar