![]() |
| Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye |
Halkan waxaan jeclaystay inaan idinla qaybsado sida uu Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) allaah ha u naxariistee uu uga hadlayo afka. Runtii ma dhamaystirna muxaadaradani ama casharkani ee haddana sikastaba ha ahaatee bal ila arag oo ila maqal sida uu macallinkani, abwaankani uu afka uga hadlayo.
Haddii aad haysid muxaadaradani oo dhamaystiran aadbaan u jeclaan lahaa haddaad ii sooo gudbisid, waanana kuu mahadcelin lahaa.
http://modersmal.skolverket.se/somaliska/index.php/component/allvideoshare/video/latest/gaarriye-iyo-af-soomaaliga

Inga kommentarer:
Skicka en kommentar