Suugaanta soomaaliyeed waa hodan, sababta oo ah waxa ay bulshada soomaaliyeed caan ku ahayd inay ku cabbiraan dareenkooda suugaantooda kala duwan, sida nabadda, dabeecadda iyo deegaanka, jacaylka, guurka, deeqsinimada iyo amaanta haweenkeena qaaliga,qiimaha, dadnimada iyo hooyo jacaylka ilaahay ku abuuray.
Markaa haddaba bal ila arag oo ila dhagayso sida halabuur, qoraa marna saaxiibkay Cabdi Bashiir Xirsi Guuleed uu maansadan ugu sifaynayo ismo'ogaanta ay ismoogyihiin iyo tuhunka ay kala qabaan carruurta soomaaliyeed ee ku kalana nool qaarado kala duwan.
Gabaygan oo qoraal ah oo dhamaystirana, waan idiin soo gudbindoonaa inshaa allaah.
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar