Codka macallinka waxaad kala socon kartaa fikrado kala duwan oo ku saabsan xagga bulshada, waxbarashada iyo warar muhiim ah. Isbarbardhiga qurbaha iyo dhulkii hooyo.
måndag 12 oktober 2015
Soo xigasho, citat, quotes
Dhirta iyo daaqa! Forest and poturage! Abraham Lincoln Soomaali Haddii aad isiisid lix saacadood si aan u gooyo geed, afarta saacadood ee ugu horeeya waxaan ku lumin lahaa sidaan gudinta u afayn/soofayn lahaa. Abraham Lincoln
English
Give me six hours to chop down a tree and I will spend the first four sharpening the axe.
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar