tisdag 8 september 2015

Maxaa ka jira xasilloonidarrada af soomaaliga?

Maxaa ka jira xasilloonidarrada af soomaaliga?





Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa cashar youtube ah oo uu inoo soo jeedinayo barafosoork/ macallin Cabdalla Cumar Mansuur. Waa muxaadaro aad iyo aad u xiisabadan. Su'aalo dadbadani isweydiinayaana, jawaabohooga ayaa laga helayaa.  

Riix halkan....

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar