Xaflad sagootin iyo mahadcelin ah oo loo sameeyay gudoomiye Abdinuur Ciise oo ahaa gudoomiyihii ururka isbahaysiga ummadda soomaaliyeed ee Sweden.
Waxaana isla xilligaas halkaas lagu soo dhaweeyey gudoomiyaha cusub ee kumeelgaadhka ah ee ururkan gudoomiye Cabdicasiis Geedi.
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar