Codka macallinka waxaad kala socon kartaa fikrado kala duwan oo ku saabsan xagga bulshada, waxbarashada iyo warar muhiim ah. Isbarbardhiga qurbaha iyo dhulkii hooyo.
måndag 24 november 2014
måndag 3 november 2014
Gaarriye iyo af soomaaliga..........
Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye |
Halkan waxaan jeclaystay inaan idinla qaybsado sida uu Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) allaah ha u naxariistee uu uga hadlayo afka. Runtii ma dhamaystirna muxaadaradani ama casharkani ee haddana sikastaba ha ahaatee bal ila arag oo ila maqal sida uu macallinkani, abwaankani uu afka uga hadlayo.
Haddii aad haysid muxaadaradani oo dhamaystiran aadbaan u jeclaan lahaa haddaad ii sooo gudbisid, waanana kuu mahadcelin lahaa.
http://modersmal.skolverket.se/somaliska/index.php/component/allvideoshare/video/latest/gaarriye-iyo-af-soomaaliga
onsdag 29 oktober 2014
Shirkii 17aad ee barayaasha afka hooyo oo......
Barayaasha afafka hooyo ee Iswidhen. |
Shirkan oo sanadkan la qabsoomay 27 iyo 28 oktoobar 2014. Waxaa kasoo qayb galay macalliniin tiradoodu dhantahay 700 oo bare. Barayaashaasi oo ku kala hadlayey 35 af oo kala duwan.
130 kamida barayaashaasi waxay ahaayeen soomaali.
Waxaa haddaba maanta si fiican oo farxadleh noogu dhamaaday shirkii 17aad ee barayaasha afka hooyo.Taasi macneheedu wuxuu yahay in shirkani la qabtay 17 kii sanadood ee ugu dambeeyay. Maashaa allaah waa mid aad loogu farxo.
Haddaba shirkani waxaa lagaga hadlaa sidii afka hooyo loo horumarin lahaa, waaya'aragnimada macallimiinta laysku weydaarsanlahaa iyo qalabka waxbarasho iwm.
Mohammed A.
tisdag 7 oktober 2014
Akhriska
Waxaan khamiistii hore ee 2 oktoobar aan ka qayb galay shir waalid oo ku saabsanaa waxbarashada carruurta. Waxay macalimaddii tallooyin naga siisay sidii aan carruurtayada uga caawin lahayn in ay waxakhriska bartaan iyo sidii kuwa wax akhriyi yaqaanaa ay u noqon lahaayeen kuwo akhriska ku fiican.
Waxayna noo qaybisay waraaqo.
Markii aan arkay warqaddaas iyo wixii ku qornaa ayaan jeclaystay inaan idinla qaybsado qodobaddii halkaas ku qornaa waana kuwan.
Sidan ayaad uga caawin kartaa ilmahaaga xagga wax akhriska:
- Wakhti sii iyo meel fiican oo guriga ka mida oo aad fadhiisataan qaylo iyo buuq la'aan.
- Ku bilow inaad weydiisid inay ama inuu xasuusto waxa uu buuggu ku saabsan yahay.
- Dhagayso ka dibna marka uu ilmahaagu akhriyayo.
- Haddii uu yahay cutuka aad akhriyeysaani mid gaaban, ha kaaga sheekeyo/sheekayso ilmahaagu. Laakiin haddii uu buuggu leeyahay cutubyo dhaa-dheer saddex bog markuu akhriyaba/akhrisaba joogsada oo ilmahaagu ha kaaga waramo/waranto wixii uu soo akhriyey ama wixii ay soo akhrisay. Su'aalo furana ka weydii oo jawaabtoodu aanay ahayn su'aalaha haa ama maya lagu jawaabo. Tusaale ahaan Maxaa dhacay markii hore? Maxaa dhacay markii dambe? Maxaad u malaynaysaa inay dhici doonaan hadhaw ama gadaal dambe?
- Ereyooyinka adag ee ku jira u sharax.
- Laaxinka (haddii uu si qalad ah u akhriyo) ha ku qabsan oo ha joojin, hadhaw markuu weedha dhameeyo sax.
- Xasuusi ilmahaaga inuu si dagan u akhriyo oo uu meelaha joosiga ahna uu ku hakado.
- Guubaabi oo amaan had iyo jeer.
- Sii wad dhagaysigaaga oo dhagayso.
- u ogolaw ilmahaag mar mar inuu kaaga sheekooyo buugga.
- Ilmaha muhiim ayay u tahay inay haystaan dad hormood u ah oo ay ku daydaan xagga wax akhriska. Haddii ay ilmahaagu arkaan inaad qof wax akhriya aad tahay iyaguna aad ayay u xiisaynayaan inay sidaada oo kale wax u akhriyaan.
onsdag 1 oktober 2014
Jaamacadaha Sweden......
Ballanteenu waa waxbarasho......
Waxaan mudo haatan laga joogo ilaa iyo laba toddobaad aan ka qayb galay siminaar lagaga hadlayey waxqabadka yurub ee sandka 2020. Waxaa go'aan lagu gaadhay in waxbarashada yurub kor loo qaado.
Sababta oo ah qiimeyn la sameeyey ayaa waxey tustay in aan la gaadhin heerkii la doonayey in dadka reer yurub ay soo gaadhaan xagga cilmiga.
Waxaa la tiigsanayaa in tirada dadka jaamacadaha gaadhaa ay kor u kacaan. Sidaasi darteed ayey iigu dhalatay inaan ogaado inta jaamacaddood ee ku yaala wadanka Sweden oo aan anigu daganahay.
Waxaan soo ogaaday in 53 jaamacadood ay ku yaalaan. Waana kuwan hoos ku qoran.
Högskola iyo jaamacad waxba maanta uma dhexeeyaan. waa iskumid.
Malaga yaabaa haddaba akhristoow inaad degantahay meel u dhaw jaamacaddahan. Haddaad dhigatid/aadid hamblyo, Haddaad ku fikiraysidna u deg-deg. Haddii aanad u dhaqaaqina u tabaabulshayso. Diinteena ayaa inagu boorineysa inaan waxbarano oo aan cilmi sare yeelano.
Isha cinwaanadan:
http://www.uka.se/faktaomhogskolan/universitetenochhogskolorna.4.782a298813a88dd0dad800012056.html
1. Beckmans Designhögskola
Brahegatan 10
114 37 STOCKHOLM
Tfn: 08-660 20 20
E-post: info@beckmans.se
Webb: http://www.beckmans.se/
114 37 STOCKHOLM
Tfn: 08-660 20 20
E-post: info@beckmans.se
Webb: http://www.beckmans.se/
2. Blekinge tekniska högskola
3. Chalmers tekniska högskola
4. Dans- och cirkushögskolan
(ingår fr.o.m. den 1 januari 2014 i Stockholms konstnärliga högskola)
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.doch.se
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.doch.se
5. Ericastiftelsen
Odengatan 9
114 24 Stockholm
Tfn: 08-402 17 60
E-post: mail@ericastiftelsen.se
Webb: http://www.ericastiftelsen.se/
114 24 Stockholm
Tfn: 08-402 17 60
E-post: mail@ericastiftelsen.se
Webb: http://www.ericastiftelsen.se/
6. Ersta Sköndal högskola
7. Försvarshögskolan
Drottning Kristinas väg 37
115 93 STOCKHOLM
Tfn: 08-553 425 00
E-post: exp@fhs.se
Webb: http://www.fhs.se/sv/
115 93 STOCKHOLM
Tfn: 08-553 425 00
E-post: exp@fhs.se
Webb: http://www.fhs.se/sv/
8. Gammelkroppa skogsskola
Box 64
682 22 FILIPSTAD
Tfn: 0590-910 10 el. 910 11
E-post: skogsskolan@gammelkroppa.pp.se
Webb: http://www.gammelkroppa.pp.se/
682 22 FILIPSTAD
Tfn: 0590-910 10 el. 910 11
E-post: skogsskolan@gammelkroppa.pp.se
Webb: http://www.gammelkroppa.pp.se/
9. Gymnastik- och idrottshögskolan
10. Göteborgs universitet
11. Handelshögskolan i Stockholm
12. Högskolan Dalarna
14. Högskolan Evidens
Packhusplatsen 2
411 13 GÖTEBORG
Tfn: 031-10 98 30
E-post: info@evidens4u.se
Webb: http://www.evidens4u.se
411 13 GÖTEBORG
Tfn: 031-10 98 30
E-post: info@evidens4u.se
Webb: http://www.evidens4u.se
15. Högskolan i Borås
16. Högskolan i Gävle
17. Högskolan i Halmstad
18. Högskolan i Jönköping
19. Högskolan i Skövde
20. Högskolan Kristianstad
21. Högskolan på Gotland
(ingår fr.o.m. 1 juli 2013 i Uppsala universitet; Campus Gotland)
621 67 VISBY
Tfn: 0498-29 99 00
E-post: studentservice@campusgotland.uu.se
Webb: http://www.campusgotland.uu.se/
621 67 VISBY
Tfn: 0498-29 99 00
E-post: studentservice@campusgotland.uu.se
Webb: http://www.campusgotland.uu.se/
22. Högskolan Väst
23. Johannelunds teologiska högskola
Heidenstamsgatan 75
754 27 UPPSALA
Tfn: 018-16 99 00
E-post: johannelund@efs.svenskakyrkan.se
Webb: http://www.johannelund.nu/
754 27 UPPSALA
Tfn: 018-16 99 00
E-post: johannelund@efs.svenskakyrkan.se
Webb: http://www.johannelund.nu/
24. Karlstads universitet
25. Karolinska institutet
26. Konstfack
Box 3601
126 27 STOCKHOLM
Tfn: 08-450 41 00
E-post: registrator@konstfack.se eller studentkansli@konstfack.se för frågor om studier
Webb: http://www.konstfack.se/
126 27 STOCKHOLM
Tfn: 08-450 41 00
E-post: registrator@konstfack.se eller studentkansli@konstfack.se för frågor om studier
Webb: http://www.konstfack.se/
27. Kungl. Konsthögskolan
28. Kungl. Musikhögskolan i Stockholm
29. Kungl. Tekniska högskolan (KTH)
30. Linköpings universitet
31. Linnéuniversitetet
32. Luleå tekniska universitet
33. Lunds universitet
34. Malmö högskola
35. Mittuniversitetet
36. Mälardalens högskola
37. Newmaninstitutet
38. Operahögskolan i Stockholm
(ingår fr.o.m. den 1 januari 2014 i Stockholms konstnärliga högskola)
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.operahogskolan.se/
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.operahogskolan.se/
39. Röda Korsets Högskola
40. Sophiahemmet Högskola
Box 5605
114 86 STOCKHOLM
Tfn: 08-406 20 00
E-post: info@sophiahemmethogskola.se
Webb: http://www.sophiahemmethogskola.se/
114 86 STOCKHOLM
Tfn: 08-406 20 00
E-post: info@sophiahemmethogskola.se
Webb: http://www.sophiahemmethogskola.se/
41. Stockholms Akademi för Psykoterapiutbildning
Brännkyrkagatan 76
118 23 STOCKHOLM
Tfn: 08-642 10 24
E-post: info@sapu.se
Webb: http://www.sapu.se/
118 23 STOCKHOLM
Tfn: 08-642 10 24
E-post: info@sapu.se
Webb: http://www.sapu.se/
42. Stockholms dramatiska högskola
(ingår fr.o.m. den 1 januari 2014 i Stockholms konstnärliga högskola)
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.stdh.se/
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.stdh.se/
43. Stockholms konstnärliga högskola
(den 1 januari 2014 gick
Dans- och cirkushögskolan, Operahögskolan i Stockholm och Stockholms dramatiska
högskola samman till Stockholms konstnärliga högskola)
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.uniarts.se/
Box 24045
104 50 Stockholm
Tfn: 08-494 000 00
E-post: info@uniarts.se
Webb: http://www.uniarts.se/
44. Stockholms Musikpedagogiska Institut
45. Stockholms universitet
46. Svenska Institutet för Kognitiv Psykoterapi
Sabbatsbergs Sjukhus
Box 6401
113 82 STOCKHOLM
Tfn: 08-690 52 60
E-post: info@cbti.se
Webb: http://www.cbti.se
Box 6401
113 82 STOCKHOLM
Tfn: 08-690 52 60
E-post: info@cbti.se
Webb: http://www.cbti.se
47. Sveriges lantbruksuniversitet
48. Södertörns högskola
49. Teologiska Högskolan, Stockholm
50. Umeå universitet
51. Uppsala universitet
52. Örebro Teologiska Högskola
Box 1623
701 16 ÖREBRO
Tfn: 019-30 77 50
E-post: missionsskolan@evangeliskafrikyrkan.se
Webb: http://www.orebromissionsskola.se/
701 16 ÖREBRO
Tfn: 019-30 77 50
E-post: missionsskolan@evangeliskafrikyrkan.se
Webb: http://www.orebromissionsskola.se/
53. Örebro universitet
Prenumerera på:
Inlägg (Atom)